Sunday, November 10, 2013

Hargeysa: Saddex qof oo ku dhintay Dab qabsaday Xaafadda State house-ka. dhegeyso


Hargeysa(GNA)-Saddex Qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhawaacmeen Dab qabsaday Xaafadda isku raranta ah ee State House-ka ee Magaalada Hargeysa.




Lama oga sababta Dabkaasi dhalisay, balse waxa dhashay Khasaare balaadhan oo soo gaadhay Guryaha Cooshadaha ah ee Xaafadaasi.




Guddoomiyaha Xaafadda State-house-ka, ayaa Wariye ka tirsan Gobanimonews uga waramay khasaaraha ka dhashay dabkaasi.




Halkan ka dhegeyso: