Monday, November 11, 2013

Hambalyo Abokor Maxamed Xirsi iyo Nimco Siciid Ibrahim oo meherkoodu ka dhacay Jabuuti


Jabuuti (GNA) 10 November 2013 -Hambalyo hambalyo anigoo ah Ifraax Maxamed Cisman, waxaan dhambaal tahniyad hawada u marinayaa walaalkay Abokor Maxamed Xirsi iyo walaashay Nimco Siciid Ibrahim oo meherkoodu ka dhacay magaaladda Jabuuti 20 oktoober 2013. Waxaan idiinku ducaynayaa ducadii rasuulkeena suuban N.N.K.H ( بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما بالخير )




Waxaan leeyahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela oo diintooda dadkooda iyo dalkoodaba anfaca Aamiin aamiin aamiin.




 




 




www.gobanimonews.com