Waa Hees Cusub Oo Hada Farta laga soo qaaday waana Erayadii Abwaankii Caan Baxay Axmed C/laahi Maxamuud (Axda) Waxaana qaadaya Fanaaniin aad looga tabay dhacay codkooda ahna fanaaniinta qarniga ugu qaalisan.
Abwaanka Axmed Axda ayaa heestan kaga qeyb qaatay qaadhaan Ururinta loogu jiro Wadada Ceerigaabo iyo Togdher taasi oo uu Bulshada Somaliland uu ku war gelinaayo inay ka qeyb qaataan Dhismaha wadadaasi isagoo Murti iyo Sugaan kusoo Koobay Muhiimada ay Wadadu u leedahay Dal, Dad, iyo Dawladba.
Halkan ka Daawo: