Friday, November 15, 2013

Daawo: Sheeko ku saabsan Amaanka Muqdisho oo Farxad leh


Amaanka Muqdisho oo amaankeeda la amaanayo 22 sanadood oo ay Hoobiyeyaasha iyo Qaraxyo hoy u ahayd.




Waa Sheeko Muuqaal ah oo lagaga sheekaynayo sida Xaalka Magaaladu yahay iyo siday u soo raysay.