Friday, November 15, 2013

Berbera:Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeeray Deegaamo Roobku waxyeelo geystay.Video


Madaxweynaha Soomaaliland Oo Safar Shaqo Ah Ku Tagay  Magaalada Berera xafladaa oo lagu qabtay markab dushiis waxaa halkaa ka hadlay safiirka ufadhiya kenya uk
madaxweynaha ayaa halkaa kadib usoo kicitimay dugsiga sare ee bursade halkaa oo ay usoo barakeceen dad gaadhaya 500-oo Qos.
madaxweynaha ayaa waxa uu soo indha in dheeyay xaafadaha ay ka koobantahay magaalada berbera.




 




Gobanimonews.com




hargeysa-office