Burco(GNA)-Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi, ayaa ka waramay caafimaadkiisa, ka dib markii uu maalmahan xanuun u jiifay Gurigiisa Burco.
Abwaan Hadraawi ayaa ka mid ah tiro faro ku tiris ah oo ka sii nool Abwaanadda waaweyn ee Somaliyeed, waxaanu sumcad iyo magac weyn ku leeyahay guud ahaanba Geyiga Somalidu ku nooshahay.
Halkan Daawo: