Wednesday, October 23, 2013

Vidic & Ferdinand oo ka seegay tababarka Manchester United.


Labada difaac ee kooxda Manchester United Nemanja Vidic iyo Rio Ferdinand




 




ayaa seegay tababarkii manta iyada oo kooxda uu ku soo wajahan yahay kulanka Champions League ee Arbacada maanta la ciyaari doonto kooxda Real Sociedad.




Vidic ayaa la fahansan yahay in ay dhibaato ka heysato lugta, halka Ferdinand aanu w




 




ali ka soo kaban dhawicii heystay.




 




Dhanka kale Tom Cleverley iyo Danny Welbeck ayaa kooxa ka maqnaa kulankii kooxdda ee ka dhacay xerada tababarka ee Carrington.




United ayaa hada fadhida meesha ugu sareysa Group A waxana ay hogaanka ku heysaa farqiga goolasha kaddib markii ay heshay 4 dhibcood labadii kulan oo ay ciyaartay.