Thursday, October 24, 2013

Maxkamada Sare Ee dowlad Goboleedka Puntland oo xukum dil ah riday 2-Ruux


GNA Maxkamada ugu sareeysa gobolka Bari ayaa xukun dil ah ku xukuntay eedeysanayaal loo haystay inaay hore nin u dileen nin ku waasoo qirtay danbiyada loo heystay.




Laba ruux oo magacyadooda lakala yiraahdo Tamaam Xuseen Kadiid iyo Iftin Maxamed Cismaan ayaa dil toogasho ah lagu xukumay markii ay qudha ka jareen marxuum lagu magacaabi jiray Maxamed Bashiir Axmed.








 




 




 




 




 




 




 




 




Dhamaan kan dhintay iyo kuwa dilka lagu xukumay ayaa dhalashadoodu tahay Qowmiyada Oromada ee dalka Ethiopia iyagoo ka xamaalan jiray magaalada Boosaaso intii uusan shilkan dhicin.




Mid ka mid ah labada ruux ee dilka geystay ayaa waxaa ka mid ah haweeneydii uu qabay Marxuum Maxamed Bashiir taasoo ku cadaatay fal danbiyeedka aygeysatay




.




 




 




 




 




 




 




 




 




Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Gobolka Bari Bashiir Ismaaciil Hoobalaay ayaa ku dhawaaqay xukunka ninka iyo naagta oo loogu kala magacaabo Iftin iyo Tamaam oo labaduba u dhashay dalka Ethiopia, waxayna maxkmada dib u dhigtay dacwadiisa mid ka mid ah eedaysaneyaasha oo iska diiday inuu isaga ka danbeeyey dilka loo geystay marxuumka dhintay.




Diyaariye>c/qaadir Askar




askars4@hotmail.com




Gobanimonews.com