Sunday, October 20, 2013

Daawo: Hees Wasaaradda Duulista Somaliland Madaarka Hargeysa kaga maydhayso Ceebtii ka raacday


Heestan waxa qaadaya fanaaniinta qaranka qaar ka mid ah ,waxaanay wasaaradda Duulistu iskaga maydhaysaa Ceebtii ka raacday Dib u dhiska Madaarka oo saameyn balaadhan dalka ku yeelatay.




Halkan ka daawo: