Hargeysa(GNA)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta Warbixin ka dhegeystay Guddida Arrimaha Dibada ee Golahaasi, taasoo guddidu kaga warbixisay arrimaha dalka ee dhinaca dibada iyo halka ay marayso.
Halkan ka daawo: