Hargeysa(GNA) madaxweyne Ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) Ayaa maanta qaatay E-Basaboorka Cusub ee Somaliland, waxanu Madaxweynuhu shacabka Somaliland ugu baaqay in ay Qaatan Basaboorka Cusub.Munaasibadaasi uu ku qaatayey madaxweyne kuxigeenku waxa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancade , Taliyaha Booliska Somaliland iyo Taliyaha Laanta socdaalka.
Halkan ka dhagayso Codkii
dhagayso