Hoos ka Daawo Heesta Cayni oo uu sameeyay Wariye Maxamed Xarago oo ka mid ah Bahda Warbaahinta Somaliland, balse noqday Abwaan ka soo dhex muuqday Kooxda Xiddiga Geeska.Heestan oo uu u tiriyay Abwaanku Xaaskiisa, isla markaana xalay ifka u soo baxday, miisaan iyo midho isku darsatay.
Yaanan idiin macnayne adba Nala daawo Heestan: