Saturday, October 4, 2014

Axkaamta Ciidda.Daawo

ciidalAkhristeyaal waxaanu halkan hoose idiinku soo gudbin doonaa Barmaamuj Diini ah oo ku saabsan  Axkaamta Ciiddaha, (Ciiddul adxa iyo Ciiddul-fidriga).

Muxaadiradan oo uu inoo jeedin doono Sheikh. Cabdiqani Qardaawi, waxa uu sheikhu si fiican inoogu iftiiminayaa fadliga Tukashada Ciidal-adxada iyo acmaasha loo baahanyahay inuu qofku la yimaado tukashada Salaada ka sekow.

Hoos ka daawo: