Dhamaan Bahda Gobanimo News Agency, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyska Reer Axmed Ciise oo ay ka tacsiyadeynayaan Marxuumiinta kala ah Cismaan Axmed Ciise (Xaaji Food) iyo Xaamud Axmed Ciise oo Arbacadii la soo dhaafay lagu Aasay Magaalada Hargeysa.
Waxaanay Geerida labadan marxuum si gaar ah uga tacsiyadaynayaan Nuura Cismaan oo ay Aabaheed iyo Adeerkeed ahaayeen.
Ilaahay labada Marxuum Iilka ha u nuuro, Naxariistiina Janada haka waraabiyo, intii ay ka baxeena Samir iyo Iimaan saadiq ah haka siiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN.