Jabuuti, (GNA) 01.11.2013- Inaalillaah wa inaa ileeyhi raajicuun (إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ), marxuum Maxamed Faarax Ileeye oo maanta ku geeriyooday magaaladda Jabuuti caasimadda Jabuuti.
Ilaaha naxariis guud iyo mid gaarahaaneedba naxariista yaan uga baryeynaa in uu u naxariisto iyo janna fardoosa, qabrigana alleh ha u waasiciyo. Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan alleh haka siiyo waxaan leenahay Aamiin Aamiin Aamiin:
Waxaa tacsi tiiraanyo leh xagan uga diraynaa dhamaan ilma Maxamed Faarax Ileeye oo aabahood maanta ku geeriyooday magaaladda Jabuuti oo kala ah:
- Barkhad maxamed faarax
- Axmed Maxamed Faarax (Shiine)
- Maxamud Maxamed faarax
- Deqa Maxamed faarax
- Samsam Maxamed faarax
- Xalimo Maxamed faarax
- Asma Maxamed faarax
- Iyo hooyo Casha ciise faarax
Oo ku kalanool wadanka Finland caasimadda Helsinki iyo Somaliland caasimadda Hargeisa.
Dhamaan asxaabtan hoos ku qoran oo laga helo wadanka Finland, oo tacsi tiiraanjo leh u diraaya dhamaan ilam Maxamed Faarax Ileeye oo aabahood maanta ku geeriyooday magaalada Jabuuti.
- Ibraahim Qaasim Cisman
- Maxamed Abdi Guule (jire)
- Xassan Cumar Hurre
- Cabdikariim Xassan Jaraale
- Mustafe Muuse Axmed (Shaarib)
- Xuseen Cismaan Fidhin (Kaptan)
- Cabdiqaadir Xaji Jaamac Maxamed (Qarxiye)
- Cabdinur Axmed Maxamuud (Abdidheere)
- Maxamed Muuse Cilmi (Ganey)
- Axmed indha balac
- Maxamed Maxamuud Gaas
- Cali Maxamed Faarax
- Xuseen Sulub Jaamac
- Guuleed Faysal Cali waraabe
- Axmed Cumar Yey
- Daaha Siciid Axmed
- Mahad Rashiid Jaamac
- Maxamed Xassan Cali
- Iimaan Sahal Cawad
- Mustafe Giir
- Ibraahim Rashiid
- Siciid Cumar
- Ubax Gacan Jalab
- Farxiya Dhaga weeyne
- Ifraax Buraale
- Hooda Biixi
- Hodan Aaden
- Nimco cumar
- Saamiya Cumar Hagi muse
- Leyla Maxamed
- Maxamuud Cali Xaashi
- Khadar Maxamed Jaamac
- Khaalid Habane
- Cabdixakiim Maxamed
- Maxamed Cabdillahi (gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee Finland)
- Maxamuud Muuse Faarax (Qureesh)
- Xuseen Caraale Jaamac
- Cabdi Cabdillaahi
Dhamanteen ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana ilaahay jannadii fardoosa ha geeyo qabirigana alleh ha u waasiciyo camalkiisa camal suuban alleh ha uga dhigo. Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
www.gobanimonews.com