Saturday, November 9, 2013

Madaxweynaha oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyay Geerida Axmed Ibraahim Guunje


Hargeysa (GNA)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyskji, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum- Axmed Ibraahim Guunje oo geeriyooday.




Sidaasna waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo uu maanta soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:-




“Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay MARXUUM AXMED IBRAAHIM GUUNJE.




Gobanimonews-




Somaliland Hargeysa