Riyadh-(GNA)-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta waawayn ee Somaliland ayaa isaga oo ku sugan magaalada Riyaadh ee dalka Sucuudiga ka hadlay sida uu u arko khilaafka ka dhex oogan xisbiga talada haya ee Kulmiye waxana uu xusay inaan loo baahnay waqtigan khilaafka, looba baahan yahay in wax walba la soo afjaro oo miiska wada hadalada lagu dhameeyo
[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/HALKAN-GUJI-SIAAD-UDHAGAYSATO.mp3"][/audio]