Wednesday, October 23, 2013

Xasan Guurre: Waxaynu ka wada hadlaynaa waxa Inaga dhexeeya weeye ee Maaha waxay gaar u leedahay Xukuumaddu”Dhegeyso.


Hargeysa(GNA)-Guddoomiyaha Madasha wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa xukuumadda u soo jeediyay inaanay ka diirin talooyinka loo soo jeediyo ee la xidhiidha dhanka siyaasadda iyo arrimaha danta qaranka ku taxaluga.




Shir Jaraa’id oo ay Maanta xubnaha ku bahoobay Madashu ku qabteen Magaalada Hargeysa ayuu ku sheegay inay golle ahaan shirweyne ay qaban qaabinayeen oo danta qaranka lagu faaqidayo ay ku wareejiyeen asxaabta qaranka.




Halkan ka dhegeyso: