Hargeysa(GNA)-Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec oo saaka ka qaybgalay xaflad balaadhan oo ay ku qalinjabinayeen 230 arday oo ka baxay Machadka Bilaal Collage ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday xildhibaan maxamed faarax qabile iyo arrimo kale oo badan.
Halkan ka dhegeyso:-