Dhamaan Bahda Gobanimonews meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo xalay ku geeriyooday Magaalada Gabiley.
Waxaanay si gaar ah tacsi uga tacsiyadaynayaan Wariye Aadan Cabdi Ciidle Amaan Geerida Naxdinta Leh ee ku timi Marxuumka oo uu aabihii ahaa.
Waxaanu ilaahay uga baryayanaa Marxuumka inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo,qoyska, Qaraabadda iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo.
Aamin……………Aamin …………………..aamin