Hargeysa(GNA)-Sidan waxa sheegay Suldaan Cabdiraxmaan Muuse Laangadhe oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Daad-madheedh kuna jira Guddiyada isxilqaamay ee gacanta ku haya dhismaha waddooyinka.
Waraysi uu siiyay Warbaahinta Suldaanku waxa uu sheegay inuu dhawaan u baxay safar lagu soo uruurinayo Qaadhaanka Dadka Xoolo dhaqatada ahi kaga qayb qaadanayaan Dhismaha waddadaasi.
Hadaba halkan ka dhegeysa Waraysiga