Ka dib doorashadii madaxtooyada ee 26/06/2010, ee xisbiga kulmiye ku guulaystay hogaanka talada dalka waxaa madaxweyne noqday musharaxii doorashada madaxweynenimo xisbiga uga sharaxnaa oo ah madaxweyne axmed-silaanyo.
Hadaba doorashadaas ka hor xusbiga kulmiye wuxuu ahaa xisbi mucaarid ah oo halgan ugu jira hanashada hogaaminta qaranka somaliland, sidaasi darteed la wareegistii hogaanka dalka ka bacdi xisbigii kulmiye waa xisbul-xaakim, balse waxa ka muuqata in saddexdaa sano ee xisbigan kulmiye hayay hogaanka qaranka ama uu xisbul-xaakimka noqday ay warbaahinta dal