Tuesday, November 5, 2013

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabiley Safiir ku-xigeen Ingiriis ah. Dhegeyso Faahfaahin


  Hargeysa(GNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska ee Dalka Ethiopia gaar ahaan Adis ababa u fadhiya Mr Chris Allan.




Kulankan ka dib waxa qasriga madaxtooyada Shir Jaraaid ku wada qabtay Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga maalamiga ah Maxamed Cabdillahi Cumar iyo Safiir ku xigeenka oo faahfaahin dheeraada kulankaasi




Halkan ka dhegeyso: