qaadashada Daynta ayaa ah arin Caalamiya oo ay waddamada Dhaqaalahoodu hooseeyo iyo kuwa sareeyaa isdhaafsadaan lacago lagu badhi taaro kuwa hooseeya.
Wadamada ugu dayn qaadashada badan waxa ka mid ah Maraykanka, qaar ka mid dawladaha Yurub iyo kuwa ka mid ah Aasiya.hadaba Hoos ka fiiri sida ay Dalalka Caalamku ugu kala
sareeyaan Heerka Dayn qaadashada iyo bixinta:-
.