Sunday, October 6, 2013

So dhoweyntii diiraneyd ee musharaxa madaxweynaha new Ucid mud:Jamaal Cali Xuseen iyo fanaanadda Zahra Axmed (Zahra Halgan) ay kala kulmeen wadanka Finland caasimadiisa Helsinki habeenadii 3-4.10.2013


Helsinki 03.10.2013, (GNA) -Waxaa booqasho laba maalmod qaadatay ku yimid caasimadan wadanka Finland ee Helsinki,siyaasigga mud: Jamaal Cali Xuseen iyo fanaanadda caanka ah Zahra Axmed (Zahra Halgan), oo martiqaad ka helay xubnaha sar sare ee xisbigani new Ucid.








 




Hadaba booqashadan oo qaadan doonta laba maalmood yaa waftigga loo sii galbiyey xaagaa iyo Hotelka loo sii diyariyey Sokos Hotel Presidentti oo ku yaalaa badhtamaha caasimadda Helsinki oo casho sharafeed uu kula yeelandoon xubno ka dirsan xisbiga new Ucid.




Waftiga oo lagu sii galbiyey baabuurta loo yaqaan Limousine ee loogu talagaladda wufuudda heerka sare.            




Sawiradii soo dhoweynta kala soco hoos:




Gudidda qabanqaabadda xaflada iyo soodhoweynta waftigga:  




Gudoomiyaha garabka haweenka Samia Omar Hagi Muse




Gudoomiyaha abaabulka new ucid Ismaciil Digaale




Gudoomiyaha waqooyiga yurub ee new ucid Hodan Aden Abdi




Gudoomiyaha dalxiiska ee new ucid Nimco Cumar Awliyo, iyo waliba gabdha kale oo qaali ah oo la´aantood xafladani quruxbadnaateen.




Sucaad Aw Jamac, Ifraax Buraale




Leyla Maxamed Axmed




Deeqa Caydiid, Faadumo Xuseen.




Waxaa kaloo mahad gaara iska leh:




Gudoomiyaha xisbigga new ucid Axmed Maxamed Faarax (shiine)




Guodoomiye ku xigeenka new ucid Xassan Cumar Hurre




Xildhibaan Faysal Yuusuf




Ibrahim Qasim




Siciid Aaden, iyo dhamaan jaaliyadda Somaliland oo qayb ka qaadatay so dhoweynta musharaxa madaxweynaha Jamaal Cali Xuseen intii uu ku sugnaa magaala madaxda wadankan Finland ee Helsinki.




            




            




            




            




Kulankii casho sharafeed iyo qado sharafeeda ee kakala dhacday Soko Hotel iyo xarunta baarlamaanka




            




Waxaa kaloo waftigu martiqaad ka helay xubno ka tirsan baarlamaanka wadanka Finland oy ka  wada hadlee arimo badan oo khuseeya labada dal Finland iyo Somaliland.




 




            




            




            




Sidaa iyo barnaamijyo xiisa leh oo dambe kala soco www.gobanimonews.com