arin Cajiib ah ayaa ka dhacday dalka Iiraan, taasoo ah dagaal dhex maray laba qof oo is-guursaday oo arooskooda loo ciyaarayay.
Dagaalkan ayaa yimi ka dib markii sida la sheegay Gabadha la aroosay sabab aan la garanayn u qaniintay Ninka Caruuska ah.
halkan ka daawo Dagaalkaasi iyo sida uu u dhacay:-