Saturday, July 26, 2014

Sheikh Aadan-siiro: Laba Argagixiso ayaynu maanta ku dhex jirnaa”Dhegeyso


[caption id="attachment_85196" align="alignleft" width="276"]Sheikh adan siiro oo ka hadlay dhowr arrimood Sheikh adan siiro oo ka hadlay dhowr arrimood[/caption]Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray ayaa Khudbadii salaada  Jimcaha ee maanta kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin awooddaha xilligan ku tartamaya adduunka, xaallada ka taagan Dhulka Falastiin, Kooxaha Diinta ku soo gabada ee Argagixisada ah iyo mowduuc ku saabsan bisha ramadaan iyo sida fidriga loo bixinayo.




Sheikha ayaa yidhi “laba argagixiso ayaynu maanta ku dhex jirnaa. Midi waa hogaamiyeyaasha adduunka ee dawliga ah iyo kuwan odhanaya Illaahaybaanu ka wakiil nahay ee Muslimiinta ah ee Umadda laynaya”ayuu yidhi sheikh.




Halkan ka Dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/sheikh-adan.mp3"][/audio]