Tuesday, July 29, 2014

Duruqsi: Waran-cadde oo loogu baaqay inuu wax ka qabto maamul-xumo 20-jirsatay


Baaq ay soo saareen waxgaradka iyo aqoonyahanka Degmadu ayaa lagu yidhi:-




BAAQ1.jpghaddii aanu  nahay cuqasha odaysha wax-garadka aqoon yahayka culimo awdiinka dhalinyaradd haweenka qorbo jooga iyo dhamaanba daneyaysha degmada duruqsi waxanu halkan baaq qaylo dhaan ah ugu diraynaa wasiirka wasaarda arimaha gudaha mudane cali maxamed warcade iyo madax waynaha jumhuyadda somaliland ahmed maxamed maxamuud siilany.




waxanu ka codsanaynaa in ay soo faro galiyaan waxna ka qabtaan arimaha ka taagan degmad iyo maamul xumida aafaysay ama ragaadis
degmaddaas waxaanad moodaa in isbadalkii kumiye aanu ka dhicin degmadaas oo maamulka  hada joogaa yahay kii dawladii maxamed siyaad bare kaga tagtey,   kaaso ku fashilay wax-ka qabashada, maaranta iyo horumarka degmada.




Waxaana taas daliil u ah  dhamaan agabkii iyo shaqadii degmadu waxay dusha u saaran tahay shanbadii degmadu gaadhi uu wato guddoomiyaha degmada Ahmed abdilahi abdi gaabyoome, waxaana taas ka sii daran xogahayaha u diiwaangasha  wasaarada waa sharci daro, waayo xog-hayihii hore ee degmadu waxaa uu ahaa ahmed nuur ahmed cali.




xitaa wasaardu bal ha hubiso saxeesa xog- hore ee tahriibay.




waxanu mar labad codsanyana in ay dawaldu wax ka qabato arimaha ka taagan degma iyo musuqmaasuqa hadheyey.
Af-hayeenka guddida Degmadda Duruqsi
kayse Cabdi dayr