Monday, July 28, 2014

Dhiig Miiradka Yuhuuda Oon Ku Koobnayn Kaliya Reer Falastiin Xogo La Helaya Qalinkii: Mohamed Hassan Nuur "Daacad"‏


Marinka Gaza waadhulyarooka mid ah dhuka Falastiin kana mid ah dhulka ay yuhuudoxoogakudoonaysoeymuslimintuleedahay, oonalaguxirayshacabkafalastiinta. dadkadegen Gaza, waxeegadhayaan, 1.5 milyanooqof. waxeenaxuduud la leeyihiin, Masar ookaxigtaKoonfurgalbeed, iyo Israaiil ookaxigtakoonfurbari. 




123




Daantagalbeedka"WestBenk" waxaadhinacabarikaxigawabigaurdundadkakunooldaantaasigalbbeedwaxa ay gaadhayaan 2.4 milyan, waanahalka ay kutaaloxariigdacagaaranamaba se akhtarka ah oo ay yuhuudisamaysaysanadkumarkuuahaa 1949kii oo ah amintiiamawakhtiiuudhamaadaydagaalkiikadhexmarayyuhuudiyocarab, waanameeshauumaroxadkaxaqdarada ah ee ay yuhuudikusheeganaysodhulkafalastiineemarinka Gaza.




Hadaxadka ay falastiin la leedahayisraa’iilayaawaxaydawladaisraa’iilbilawday 2002 inaydhistodarbiaanlagataalbi Karin amaselagagudbi Karin ooykadhistaydhulka ay sheeganaysoxoogana ay kudoonaysoeefalastiingidaarkaniwaxauukadhisanyahaydaantagalbeedkaeemarinka Gaza "West Benk" waxauunadherdherkiisugaadhayaa 650km .




Hadaba u jeedadaiyohadafkaugu way eeisraa’iilkaleedahaydhismahadarbiganayaa ah ku ay kuandaconaysoinayisgadifaacaysoweerardaiyodagaalkakagaimaanayaykooxahaxoriyad u dirirka ah eereerfalastiin.




Gidaarkanwaa mid aadcasri u ah waxauukadhisanyahay am aka samaysanyahay: siligiyofiilooyinaad u adag, waxa kale ookujiradarbikasameeysanMacdanoodhirirkiisauugaadhayo 7km. waxaiyadanaxusidmudan in Israel ay dhistayGidaaroaad u waawaynoo ay kasamaysayxuduudahaiyoxadadka  ay la leedahaydalalbadanoomuslimahiwaxaanaka mid ah wadamadaasisidawadamada Jordan, Syria, iyo Lebanon.




Si kastaba ha ahaateeqorsha ah in ay yuhuuduisagasamaysodarbiamasegidaaraad u adagdhamaanxuduudaha ay la leedahaywadamadamuslimka ah ayaa ah mid cadaynaysacadaawada ay u qabtoumadamuslimka ah, hadabaakhristegidaarka ay yuuhudisidaxaqdarada ah ugadhisaymarinGasaayaa ah mid qorshihiisauusalkakuhayoqorsheuudajiyeyraysalwasaarihiihoreeewadankaisraa’iilxiliuuahaa Ariol Sharon, sanadkumarkuuahaa 1983 isagaoowakhtigaasiahaawasiirkadifaacaeedawladaisraa’iil.




Sharon uma ay suuragalininuuhirgaliyodarbiganuusidaxaqdarada ah u doonayayinuuugukalaxidhodhulkareerfalastiinoouusheeganayayinuudhulkanika mid yahaydhulka ay yuuhuduiskaleedahay, hadabawakhtiuu Sharon booqashokutagaymasjidkabarakaysanee Al-Aqsa kacdoonoiyogadoodkadhashaydabadeednawaxauuhirgaliyaydarbigailaamaantakalaqaybiyeydhulkauuislaamkuleeyahayee Gaza taariikhdumarkayahaysanadkii 2002 dii.




Sidaasioo ay tahayhadanayuuhudi ma dayniniskubalaadhintaiyofiditaanka ay kufidayso Gaza taasioosanadii 2005 tii dib u bilawdayguryodhiskaiyodeegaamaynta ay kawadoyuhuudidhulkafalastiingaarahaanmarkinka Gaza.Waxaanaytaasikeentay in yuhuudi ay waligacantakuhaysoilahamuhimka ah ee ay leedahay Gaza sidagaroonkadiyaaradahaiyoxeebahawaxaanayyuhuudukuindhoadagtaykunadagaalamaysaa in ay Gaza ka mid tahaydhulka ay israa’illeedahayhadabasi ay taa u xaqiijiyaanayaymaalinwalbakawadaanmarinka Gaza dil boob dhaciyoxasuuqaad u ba’anooy u gaysanayaanhaweenkaiyocaruurtareerfalastiin, taasioo mar walbalagukaladhexgaloxabadjoojinaanaywakhtigeedusiiwaarayn.




La socoqaybtadambemaansoaankasoodheegaymaankaiyomaskaxdayda kana turjumaysasidauudamiirkaygu u diidayugunadamqadaydilkaiyoduqaymaha ay yuhuudikahayso kana wadomarinka Gaza , waana wax uukadiirodamiirkaqofkastoomuslimahilanaimadayiimandhab ah iyorumaynuurumeeyeyilaahayiyorasuulkisa.




 




 




Qalinkii: Mohamed Hassan Nuur "Daacad"
Sanca/Yemen
Daacad_h@hotmail.com