Saturday, July 26, 2014

Fanaanniinta Waaberi Muqdisho oo Hees cusub u qaaday Xiddiga geeska.Daawo


[caption id="attachment_91642" align="alignleft" width="300"]Kooxda Fanka ee Xiddiga Geeska oo dhan Kooxda Fanka ee Xiddiga Geeska oo dhan[/caption]Kooxda Fanka ee Waberi Muqdisho ayaa soo saaray Hees cusub oo ay u qaadayaan Fanaaniinta Xiddigaha Geeska ee ka dhisan Magaalada Hargeysa.




Heestan oo ah mid dhegeysi ah, ayaa si weyn ay ugu boorinayaan Kooxda Xiddigaha horumarka ay gaadhsiiyeen Fanka.




Hadaba halkan ka Daawo heestii oo lagu ladhay sawirka kooxda fanka  casriga ee Xiddigaha Geeska.