Friday, July 25, 2014

Kenya oo Howl-gal Diyaarado ka qayb-qaateen lagu qabtay Hubka laysku qarxiyo


[caption id="attachment_91638" align="alignleft" width="300"]Ciidanka mmaanka kenya oo baadhis ka sameynayo  xeebta Ciidanka mmaanka kenya oo baadhis ka sameynayo xeebta[/caption]likoni (GNA)-Ciidamada booliska kenya ayaa hawlgal balaaran oo diyaarado ka qayb qadanayeen ka fuliyay Magaalada likoni ee gobolka xeebta wadanka kenya halkaasi oo ay kusoo qabteen bambooyinka gacanta laga tuuro iyo sanduuqyo ay ku jiraan walxo kale oo nooca qarxa ah.




Ma jiraan dad lagu qabtay Hubkaasi oo gacanta lagu hayaa.




 War kooban oo uu ka bixiyay howl-galkaasi Taliyaha booliska likoni, richard mureith ayaa ku sheegay inay ciidamada ku raad jogaan ragii hubkaasi isticmaalayeey oo baxsadey.




Waxa uu sheegay inay ja tirsanaayeen ururka alshabaab ee  ka dagaalama dalka somaliya.




Cabdiraxmaan Buur-dhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com