
Boorama-(GNA)-Daawo Badhasaabka Gobolka Awdal Iyo Duqa Degmada Ayaa Maanta Soo Kormeeray Mashriicda wadooyinka Ee Ka Socda Magaalada Borama Iyaga Oo Sheegay In sanadkan Magaalada Borama Laga Hirgelinayo Guriga Madaxtooyada.
http://youtu.be/gU4MHmzfwOA
Gobanimo News
Maxamed Sharbi Yare
Boorama-Somaliland