dhiigbaa loo huray maalbaa u bur buray, oo dhayal ku may iman xorriyadani oo kasidan qorayoow ilmaadeeradaa ayaa ku dhammaaday
waxaan salaamayaa dhammaan shacabka reer slnd iyo saxaafadda dhamaan tood, waxaad arkaysaa
joornaalada qaar qoraaya iyo dad u doodaaya oo ku hadlaaya magac xisbi, oo u hadlaya si ka
baxsan si qof muwaadin dhaba ahi u hadlo, waa maxay xisbi baan ahay qabyaalad ku faaniddu,
Somaliland, lama jiro ee wuu ka jiraa oo duminayaa , oo mijo xaabinayaa, qofkaasi waana guruubo badan
malaa cid bay ku raali gelinayaan oo u shaqeeyaan kelmedahan ay caadaysteen ee qaran xumayska ah,
joornaaladaa iyo mulkiilayaashoodaba, inkastoo debedaha laga maamulo, hadana wasiirka war faafintu,
inuu talaabo ka qaadaa haboon wixii dhacaayaaba ha dheceene, dhiigbaa loo huray maalbaa u bur buray,
oo dhayal ku may iman xorriyadani oo kasidan qorayoow ilmaadeeradaa ayaa ku dhammaaday
kursina
waad rabtaane ma sidaasaad rabtaa inaad qarran ku xukun taan shacab ku wey
akhriyaan fikir kiina aad ku soo qortaan OODWEYNENEWS, QARRANEWS.
waa cajiib, waa qarran dumis xataa dhaliil maaha ee waa wax ka dhan ah jiritaanka Somaliland
ee cadaysta oo taga meshaad ciirada isugu qarinaysaan shaqsiyaadkan waxan soo qorayoow
AHMED H DUBBE
SWEDEN