Wednesday, July 16, 2014

Waxaa Isoo Jiitay Magacyadoodda Iyo Murtiddooda !!


BL anad Wth  --saskar copy(GNA) Qormadeena waxaan ku soo qaadanayaa oo aad ii cajabiyay




Magacyadda hal-abuuradda danbe Iyo heesaha ay hal abuuraan.




Aniga oo la dhacsan magacyadda naaneeysta ah ee ay leeyihiin ayaa waxa aad ii tacajab galiyay  heesaha qudhidoodda magacyadda ay ku diiwaan gashan yihiin.




Anigu qudhideydu ma ihi qof wax ka yaqaan maansadda somaliga iyo inta looqeybiyo amaba godadkeedda uu qof maanso yahan ihi ukala sooro,




Hadii aan dib ugu soo noqono magacyadda hal-buurka da,da yar iyo heesaha ay hal-buuraan.




 waxaa iyana halkaa ka madhneyn magacyadda loogu yeedho fanaaniinta casriga ah iyo muusiishinka garaaca qalabka aad udanana ee biyaanada ama organka.




Marka hore qalinka umaan qaadan in aan cid dacaayadeeyo ama ku durro




 hal-abuurka ukacay umadda ku hadasha afka soomaaliga iyo fanaanniinta casriga ee waxa aad iisoo jiitay magacyadda casriga iyo murtidda casrigan danbe.




Aan ku horeeyo magacyadda abwaanadda danbe




Abwaan-KiiKo




Abwaan-QiiQ




Abwaan-OOg




Abwaan-Laabsalaax




Abwaan-Lagjar




Abwaan-ilka Jiir




Abwaan-jaylaani




Abwaan-Allaayahdiig




Abwaan-kulane




Abwaan-weedh-same




Abwaan –Burmad




Abwaan-Orshe




Abwaan-Dhagacade




Abwaan-shiine aqyaar




Abwaan-Ciyaarjecel




Abwaan- Cali Seenyo




Abwaan-Dhuux Baraar




Abwaan- Cashuur




Abwaan-Sandheere




Abwaan boodhari




Hadaba abwaanadda casriga ah inta aan ka xasuustay marka aan halkaa kagagtago bal aanu soo qaadano suugaanta ay hal abuuraan magacyadda ay heestu ku diiwaan gashantahay ama looyaqaano




Heesaha—




1-    Aahheeya




2-    Ha igu odhan laa,laa,laa




3-    Ku baafshay baafshay




4-    Ha iraadsan




5-    Isaar laabta




6-    Wadnahaa idhaglee dhag-dhag-dhag




7-    Xubnahayga adigaa xadantada baray




8-    Intaan wada siraataan siinyaale bixiyaa




9-    Sidaad doonto ugu gal galo




10-Ku hay ku hay




10-Dubbihiisu adakaa




10-Hadaanad tumeyn tumeyn




11-Haye Haye




10-maxaa mobilkaaga xidhay




11-buluutuud kaaga fur aan jacayl kugu diree




12-laba la isku xantaan aheyn




13-ha igeyn hudheelada




14-Sasbaan ka qabaa raggaba




14-Nolosha cusub soo dhawee




16-qalbi rabadh




17-haka roorin




18-waligaaba ha irabin riyaan kugula noolehee




19- Ma Nafteydaan midigaliyaa




19-Habaaska iyo ciida la igu hamsii




20-Qufulkana adigu qabo




Hadaba heesaha abwaanadda da,yari ay sameeyaan qaar qoraal lagu soo koobi karo maaha.




Imikana waxaanu eegeynaa magacyadda fanaaniita danbe loogu yeedho mar hadii aanu soo aragnay hal-abuurkii iyo murtidiiba waxaanu ku horeyn doonaa fanaaniita da,da yar ee daafaha dunida ku kala filiqsan.




Dumarka inta aan ka xasuusto ee aan magacooda naaneeysta ah ee ay ku can bexeen aan ka bilaabo




1-Nimco—Dareen




2-Fadxiya—Fiska




3-Fadxiya—Rasta




4-Fartuun---Birimo




5-kaltuun—Bacado




6-shugri---Sandiko




7-shugri—shacni




8-saynab—labadhagax




9-sahra—ileys




10-saado—qaran




11-ubax—fahmo




12-Raxma-Ruuxi




13-Raxma-Roose




14-Yurub—geenyo




15-Asma---love




16-xamda—kuween




17-xaawa –kiin




18-khadra—silimoo




19-Kur-dahab




20-ifraax—hargeysa




21-hani—uk




22-ayaan—toromoos




23-amina—afrik




24-amina—dhool




25-Nasteexo-Indho




Laguma soo koobi karo fanaantii casrigan qeybtooda dumarka ah ama ragga ah




Hadaba da,yarta raga ah aanu bal wax ka barano magacyadda loogu yeedho ee ay isku yaqaanaan inta aanu ka xasuusano




1-B.K




2-Booska




3-Ber off




4-Boqol




5-S.m.S




6-Cabdi janan




7-cabdi-hani




8-cabdoo araram




9-Cawaale-casri




10-miraale




11-murtiile




12-Qaboojiye




13-lafoole




14-jooqle




15-Beele




16-xanxanteeye




17-xasan waddo




18-sir-mahmuud




19-farxaan xidig




20-nuur daalacay




21-Hilaac




22-himilo




23-ciro




24-Aarka manta




25-guuleed dhahar




26-kaskey




27-sheey




28-siciid kuuriya




29-jeesto




Hadaba fanaanniitaa aanu dusha ku soo sheegnay iyo qaar kale oo ka badanba oo aanu xusuus aanaan ku hayn yaa utuma muusiga waa wiilashii faraha laga gubtay waa macalimiintii waa weeynaa




Aan ku bilaabo




1-wiilka faraha laga gubtay waa c/salaam




(jiimi)




2-sheegoo band




3-subxaanyo




4-furinle




5-cantarnaaji




6-M-karaama




7-subuul




8-S-Dhaqasho




9-waaqle




10-siidii cali winkey




11-cartan cagacade




12-farayare




13-waaga cusub




Akhristayaasha sharfata le waxaanu u iftiiminay magacyada bahda fanka somaliyeed.




Hadii aanu inyar ku ladhno ama aanu ku soo qaadano abwaanadii waa weynaa ee hore magacyadoo dii in ka mida oo naaneyslahaa bal ila eeg




1-Hadraawi




2-gaariye




3-kaariye




4-sangub




5-yamyam




6-dhoodaan




7-gadhle




8-cismaan askari




9-tarabi




10-xasan sh-muumin




11-aweys barakow buloow




12-Qaasim hilawle




13-cabdi qays




14-gujis




15-dacar




16-A-s-Bide




Maaha abwaanadii hore qaar aan ku soo koobi karo qoraal maxaase murti ah ee ay dadkani kaga tegeen aan dhawr ka soo qaadano




1-Raxmad----- (xasan iyo magool)   tuduc ka mida heesta Raxmad




(Rucub lulata oo leeydhu ayruxdoo raandheeysdanbiyoo hudhmo goosi wacan oo aan ridiyoo raar loo koriyo ishu soo rideyn islaab raacisee--




 risiq aan ileyn kuuqorin raxmaan lamaraadsadee----




kammareysankaro hadalkuba runtee iska raali noqo)




2-saranseer-(gacayte iyo maandeeq) tuduc ka mida heesta saranseer ----




(Caad iyo sirbaad hadalka u sartoo warka saaftayoo ima seeganee




Waa sixir jacayl mana soo dhexee—





Amba saban horuu sidan iigalloo saran seeran iyo sahwi igu riddee)





Sabab caashaqbay sarakicisayoo salka kama fadhiya oo waana la,I sitaa




Saqda dhexe hurdadda ama salalayoo maan saadsanine waa waxa I suggoo ku sinbiidhayoo siyar igu helyee




Qalbi saafi iyo wadna dhiig socdaba safiyaay ileen waan ka simanahee )




EESH CALAA SUUGAAN MAAHA SUUGAANTA RAGII HORE WAX AANU KU SOO KOOBI KARNO QORMO AMA BUUG EE WAA BADWEYN WAXAAN UGA JEEDAA MA KU WII HORE AMA KUWA DANBE




KU WEE HORE SUUGAAN XIGMADEYSAN UDAA KUWA DANBENA SUUGAAN SUUQDIYA KA EEG




 




 




Qore;-C/qaadir Ismaaciil Askar




Askars4@hotmail.com




Hargeysa/somaliland