Friday, July 4, 2014

Tacsi


NAA LILLAAHI WA INAA ILLAHI RAAJICUUN




Mustafe Dhamac Xuseen




Aamiin Maxamed Cumar




Dr. Khadar Gamuute Guure




C/risaaq Xasan Raage




Cawke Yuusuf Faytaan




Mustafe Cabdi Xasan




Nimcan Yuusuf




C/raxman Maxamed Habane




iyo Qaasin




 




Dhamaan Saraakiishan oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Eng.  Mukhtaar Yoonis Maxamuud oo maanta ku geeriyooday cisbitaalka hargeysa waxaana Ay Illaahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan saadiq ah haynaga wada siiyo




Aamiin Aamiin Aamiin