Suugaanyahanka Soomalida iyo Dagaalka Falastiin vs yuhuuda.Daawo hees
waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Heesta Muuqaalka ah oo uu qaadayo Daahir Jaamac, taasoo ay ku jirto murti soomaaliyeed aad u qiimo badan oo sawir ka bixinaysa Dagaalka u dhexeeya Falastiin iyo Yuhuuda.