[caption id="attachment_91452" align="alignleft" width="300"]
dad caawimo u baahan[/caption]Halkan ka Daawo, Muuqaal Bulshada Samo-falka jecel loogu baaqayo inay ka qayb qaataan taakuleynta Dadka tabaaleysan ee Somaliland, xilliga lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan iyo diyaar-garowga Ciida.
hadaba halkan ka daawo oo ka qayb-gal juhdiga loogu jiro daryeelka inta aan awoodda lahayn ee waxtarka kaaga baahan.