Nairobi(GNA)-Dowlada dalka kenya shaaca ka qaaday inay qorenayso ciidamo cusub. kuwaas oo ku biri donaa ciidamada booliska dalkaas.
Ciidanka cusub ayaa tiraddoodu gaadhaysaa 10 kun oo askari.
dowlada ayaa sheegtay in qorida ciidamadani ay bilaabmi donto 14 bishan julley.
dadka is qori raba ayaa waxa looga baahan yahay inay wataan shahadada dugsiga sare.
Tobanka kun ee askari ee cusub ayaa tirada ciidamada kenya kadhigi doona 100 kun oo askari.
Abdirahmaan buurdhaab
Gobanimonews
Nairobi Office
Email: buurdhaab4@gmail.com