
Hargeysa(GNA)-Waxa Gobolada Waaweyn ee Somaliland Maanta lagu qabtay Xus la Xidhiidha Maalinta Caalamiga ah ee loo asteeyay Cudurka H.I.V/AIDS oo Ku Beegan 1-da Bisha December.
Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ayaa Caasimada Hargaysa kaga qayb galay Munaasibad lagaga hadlayay Khataraha Cudurka Aids
Halkan ka Daawo: