Munaasibad lagu furay xaruntan cusub ee Shirkadda oo lagu qabtay Jaamacadda dhexdeeda, ayaa waxa ka soo qayb-galay Maamulka Jaamacaddda, saraakiil ka socda Shirkadda Telesom iyo marti sharaf kale.
Xarunta cusub ee Shirkaddu ka dhex furatay Jaamacadda ayaa waxa ka adeegan doona Ardayda iyo Shaqaalaha ka howl-gala Jaamacaddaasi.
Hoos ka Daawo furitaankii xarunta: