Ahmed Maxamed Cabdi
Suhuur Maxamed Cabdi
Asma Maxamed Cabdi
Suhuur Cabdi Xasan Filfil
Sacad Cabdi Xasan Filfil
Hamse Cabdi Xasan Filfil
Xamda Cabdi Xasan Filfil
Farxan Maxamed Cabdi iyo
Hibo Maxamed Cabdi
Idil Maxamed Cabdi
Khadra Maxamed Cabdi
Yahye Maxamed Cabd
Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karayn hawada u marinayaan Hamse Maxamed Cabdi iyo Marwadiisa Zamzam Cabdi Xasan oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeisa gaar ahaan Maansoor Hotel.
Waxaanay ugu duceynayaan Baraka Allahu Laka Wabaraka Calayka Wajama Baynakuma Fi Khayr...
Hambalyo Gacal iyo Sokeeyaba Guurkina Lagu Farax Aamiin Insha Allah