
Hoos ka Daawo Barmaamujka Wacyi-gelinta Sahaminta Shidaalka iyo Macdanta Somaliland ee Hanka Qaranka...waana qaybtii labaad ee soo baxday, iyadoo aad ka dhehan doontaan waxyaabo badan oo daboolka ka qaadaya muhiimada ka faa'idaysiga Khayraadka dalku u leeyahay Dhaqaalaha iyo horumarka waddanka.
Halkan ka Daawo: