Monday, December 22, 2014

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee Jabuuti ka socday Maanta, waxa uu sidoo kale Xukumadda ku dhaliilay talaabada ay Mucaaradka ugu dari wayday wada hadalka iyo sidoo kale xogta shirka oo ay qarisay