Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa soo dhaweeyay dhankiisa heshiiska dhex maray dhigiisa soomaaliya Xasan Sheikh.
Waraysi uu bixiyay markii uu maanta soo xidhmay shirku, ayuu ku sheegay inuu aad u soo dhaweynayo Heshiiska, kuna qanacsanyahay.
Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Codka-Madaxweynaha-ee-kulanka-Ka-dib-.mp3"][/audio]
Geesta kale, Wasiirka Khaarajiga Somaliland Maxamed Biixi ayaa ka hadlay Natiijada Shirka iyo waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay taabanayaan qodobada ka soo baxay. waxaanu Wasiir Maxamed Biixi ku doodday qodobadda ugu muhiimsan ay yihiin " in lagu dhiirado ka wada hadalka qadiyadaha lagu kala duwanyahay iyo la dagaalanka Xag-jirnimada".
Hoos ka dhegeuso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Codka-Wasiirka-Arrimaha-Dibeda-Somaliland.mp3"][/audio]