Muqdisho(GNA).Hay’adda nabadsugida & sirdoonka Qaranka Somalia ayaa war-saxaafadeed ay kaga hadlay sarkaal sare oo Al-shabaab ka tirsan, oo magaciisu yahay, Zakariye Ismaaciil Axmed iskuna soo dhiibay maanta ciidamada dowladda Somalia ee ku sugan degmada Ceel-waaq oo ka tirsan gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.
Halkan hoose ka akhriso Warsaxaafadeedkii kasoo baxay nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka:

Gobanimonews.com.office
Hargaysa/somaliland