Wednesday, December 3, 2014

Saraakiil loo Tababaray Ilaalinta Xuquuqda Maxaabiista..Daawo

asluubtaHargeysa(GNA)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta u soo xidhay tababar soddomeeyo Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Xabsiyada.

Saraakiisha ayaa qaatay Tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda maxaabiista, waxaanu qayb ka yahay qorshe lagu  dhisayo aqoonta iyo garaadka askarta xabsiyada, si wax looga bedelo qaabka ay ula dhaqmaan Maxabiista xidhan.

Halkan ka Daawo Warbixin: