Safiirka ayaa khamiistii soo gaadhay Magaalada Hargeysa, halkaasoo uu ka soo degay Garoonka Diyaaradah ee Cigaal International.
Dhanka kalena ururka Xushmeeye oo ka mid ah ururada dhanka dhiirrigelinta ka shaqeeya xaruntiisuna tahay magaalada hargaysa aya a shahaado Sharaf ku maamuusay Maareeyaha TV-ga Qaranka Md Khadar Cali gaas iyo Idaacadda Quraanka Kariimka ah, sidaa waxa lagu sheegay warbixin lagu baahiyay Wakaallada wararka ee dawladda ee SOLNA.
Hoos ka Daawo Warbixinno arrimahan la xidhiidha: