Thursday, November 6, 2014

Xisbiga Waddani oo Tacsi diraya

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

"وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور "

Tacsi

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ,dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe, Xildhibaanada Golaha Wakiilada iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI,waxay iyagoo ka tiiraanyeysan geeridii ku timid Marwo:Sahra Aw/Cilmi Muxumed ay tacsi u dirayaan walaalkeed xalay ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.Waxaana ay illahay uga baryayaan in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Maxamuud Aw/Cilmi Muxumed

 

Waxaana ay Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iimaan inaga siyo.

 

Aamiin                                            Aamin                                            Aamin

Md . Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI