Thursday, November 6, 2014

Tacsi ku socota ILMA Jaamac Nuux Khayre

Abbo Cabdi Cali Siciid, Hooyo Faadumo Xirsi, Cabdi Xirsi Ducaale Qoyskiisa ,  Maxamuud Xirsi Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamed Xirsi Ducaale, Carruutiisa,  Cismaan Xirsi Ducaale iyo Qoyskiisa, Canab Xirsi Ducaale iyo Carruurteeda, Saafi Xirsi Ducaale iyo Carruurteeda, iyo dhamaan Qoyska reer Xirsi Ducaale, Saleebaan Cabdi Cali, Deeq Cabdi Cali, Cabdilaahi Cabdi Cali, Xasan Cabdi Cali, Saynab Cabdi Cali, Nimco Cabdi Cali, Sahra Cabdi Cali, Khadra Cabdi, Suleekha Cabdi iyo dhamaan Qoyska reer Cabdi Cali Siciid iyo Ilmaha Ibraahim Cali Siciid, waxay tacsi u dirayaan geerida ku timi Ilma Jaamac Nuux Khayre oo uu Alle ha naxariistee Aabbahood Jaamac Nuux Khayre ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Maanta.

Waxaanay Marxuumka ILLAAHAY uga baryayaan inuu Janada ka waraabiyo ehelka, Qaraabada iyo qoyska uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aamin               Aamin           Aamin