
Xamaas(GNA)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta dhagax dhigay wajiga saddexaad ee Mashruuca dib u dhiska Wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera laga bilaabayo deegaanka Xamaas, taasoo dhan Masaafo 40KM.
Wefti uu hogaaminayo madaxweynuhu ayaa ka qayb-galay Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Dhagax-dhiga Mashruucan.
Halkan ka Daawo: